Taliyaha Ciidanka Asluubta oo gaaray Doolow

HomeWararka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo gaaray Doolow

Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliyeed Janeraal MahadCabdiraxman Aadan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Deg

Madaxweyne Deni: “Waxaan u dhaartay waa ilaalinta sharciga, midaasna cid aan kala gorgortamayo ma jirto”
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Wareysi: Diiriye Maxamed Shiren ‘Afleyr’ oo ka buskooday xanuunka Covid19 (dhegayso)

Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliyeed Janeraal MahadCabdiraxman Aadan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Dolow ee Gobolka Gedo.

Wafdiga ayaa waxaa soo dhaweeyay Taliyaha Ciidamad Holwgelinta Gobolka Gedo, Bakaal Kooke, Taliyaha Ciidanka Nisa ee Gobolka Gedo, Cabdi Dheere, Gudoomiyaha Degmada Dolow Cali Faarax Mire iyo Masuliyiin Kale.

Taliyaha Ciidamada Asluubta ayaa maalmaha soo socda joogo doono degaannada Gobolka Gedo, waxaana uu la kulmi doona Saraakiisha Ciidamada Asluubta ee ku sugan Gobolka Gedo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: