Guddoomiyaha gobalka mudug oo safar ku maraya degaano ka tirsan gobalka Mudug (dhegayso)

Guddoomiyaha gobalka mudug oo safar ku maraya degaano ka tirsan gobalka Mudug (dhegayso)

Guddoomiyaha gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur sanyare oo socdaal ku maraya gobalka Mudug siiba jariiban iyo garacad ayaa kawarbixiyeey socdaalkiisa iyo wuxuu ku saabsanyahay.

Guddoomiye Sanyare ayaa sheegay in ujeeedka kormeerku ay tahay dhismaha golaha degaanka Jariiban iyo xaladda dekadda Garacad oo dhismaheedu meel wanaagsan marayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0