Faahfaahin: Qarax ka dhacay Muqdisho

Faahfaahin: Qarax ka dhacay Muqdisho

Sida uu kuso waramayo wariyaha Daljir ee magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Waabari Qaraxan ayaa ka dhacay meel ku dhow Ex Contarool Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Waxaa lasoo sheegayaa in qaraxan ay ku dhaawacmeen Illaa siddeed qof oo la geeyay in lageeyay isbitaalada ku yaal magaalada Muqdisho.
lama oga qaraxan inuu ahaa Miino dhulka lagu aasay iyo inuu ahaa qarax simiidaamin ah.

Ma jirto wax war ah oo kasoo baxay laamaha ammaanka ee magaalada Muqdisho.

lasoco wixii kusoo kordha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com