Taliyaha Booliska iyo Danjire Keating oo Gaalkacyo soo gaaray

HomeWararka

Taliyaha Booliska iyo Danjire Keating oo Gaalkacyo soo gaaray

Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed Bashiir Jaamac Goobe iyo wakiilka QM ee arimaha Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka

Brussels EXPO: Wasiir Cabdiraxmaan “Soomaaliya Malaayiin Doolar bay Hal Nooc oo Kalluunka ah ka Heli kartaa”
Iran oo duqeysay saldhigyo Mareykanka uu ku leeyahay Ciraaq
Sare ukac dhanka maciishada oo laga dareemayoh suuqyadda Gaalkacyo | Warbixin)

Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed Bashiir Jaamac Goobe iyo wakiilka QM ee arimaha Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Masuuliyiinta magaalada ayaa kusoo dhoweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug iyo saraakiisha ciidamada.

Ujeedka ayaa waxaa uu yahay kormeerka ciidamada isku dhafka ee magaalada , kuwaasi oo qayb ka qaatay xasilinta magaalada Gaalkacyo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: