(SAWIRO) Shirka Nabadda Beelaha Muuse Saleebaan iyo Cali Saleebaan oo furmay Qardhho

(SAWIRO) Shirka Nabadda Beelaha Muuse Saleebaan iyo Cali Saleebaan oo furmay Qardhho

Waxaa si rasmi ah u furmay shir dib u heshiisiin ah oo uu gogashiisu fidiyay boqor Burhaan Boqor Muuse, kaasi oo lagu heshiisanayo beelaha Muuse Saleebaan iyo Cali Saleebaan oo horay dhibaayooyin ku salaysan muran beeleed uu u dhaxeeyey.

Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay dhinacyada xiisaddu dhexmartay, issimo iyo masuuliyiin.

Hoos kadaawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0