Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed Bashiir Jaamac Goobe iyo wakiilka QM ee arimaha Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Masuuliyiinta magaalada ayaa kusoo dhoweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug iyo saraakiisha ciidamada.

Ujeedka ayaa waxaa uu yahay kormeerka ciidamada isku dhafka ee magaalada , kuwaasi oo qayb ka qaatay xasilinta magaalada Gaalkacyo.

 

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *