Taliska Qaybta Gobalka Nugaal oo ka hadlay dabley dhac ka geeystay Garoowe (dhegayso)

Taliska Qaybta Gobalka Nugaal oo ka hadlay dabley dhac ka geeystay Garoowe (dhegayso)

Gudiga amniga Goblka Nugaal ayaa go’aamo dhowr ah oo ay soo saareen Waxaa ka mdi aha in ciidanka Amaanku ay gacanta ku soo dhigaan rag hubaysan oo weerar ka geytay habeen ka hor saldhiga Bartamaha Magaalada Garoowe iyo in sidoo kale la soo qabto rag iyana dhacay hanti ay la ahayd mid ka mid ah shirkadaha Isgaarsiinta.

Taliska Booliska gobalka Nugaal ayaa sheegay in Talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono dhamaan raggaas dablayda ah ee weraarka geeystay waa sida ay shegeene.

Radio Daljir oo Xirir la samaysay Taliyaha Qaybta gobalka Nugaal G/Sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir ayaa Faahfaahin kabixiyeey Amarada culus ee ay soo sareen.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com