Suldaan lagu Caleema saaray Magaaladda Caabudwaaq (dhegayso)

Suldaan lagu Caleema saaray Magaaladda Caabudwaaq (dhegayso)

Munaasabadda Lagu Caleema saarayay Suldaan Xasan Yare Cilmi ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud,waxaana ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshadda iyo waxgaradka Magaaladdas.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq ka soodira

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com