RW ku xigeenkii Hore ee Somaaliya Carte oo ku baaqay in laso ceeliyo Wadahadali Somaliland (dhegayso)

RW ku xigeenkii Hore ee Somaaliya Carte oo ku baaqay in laso ceeliyo Wadahadali Somaliland (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa Xukuumada Somalaiya ku dhaliilay in ay ka gaabisay Wadahadaladii dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland uga socday dalka dibadiisa.

Mudane Carte ayaa waxa uu sheegay in dowladda ay joojisay Mashaariicdii horumarineed ee ka socday Soomalailand oo ay Beesha caalamka kataageraysay.

Madaxweynaha ayuu ugu baaqay in uu dib ubilaabo wadahadaladii labada dhinac, ayna qaadato dowladda Mas,uuliyada ka saaran siiwadida heshisyada horumarineed ee beesha caalamka ku taageerayso Soomaaliland lagana saaro meesha caqabadaha jira.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com