Mashaaric hormarineed oo laga hirgalinayo Degmadda Bander bayla (dhegayso)

Mashaaric hormarineed oo laga hirgalinayo Degmadda Bander bayla (dhegayso)

Maamulka Degmada Banadar bayla ee Gobolka Karkaar ayaa waxa u Radio daljir u xaqiijiyay in dhawaan Xariga laga jari doo Mashaariicdii lagu fuliyay GPLGa wajigiisii 2aadna uu soo dhamaaday ,halak la bilaabi doono dhawaan wajigga sadaxaad ee Mashruucan.

Dhismaha jidka isku xira Qardho iyo Bayla oo dhawaan labilaabi doono ,horumarinta kaluunka ee degmada oo ay doonayso in ay ku gaarsiiso dulka bada ka baxsan .

Guddoomiyaha Degmadda Bander Bayla ee Gobalka Karkaar ayaa Daljir uga Waramay Mashaaricdaas Hormarineed ee gobalka kajiira.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0