Soomaaliland oo xabsiga ka siidaysay Wasiiro katirsanaa Xukuumadii dowlad deegaanka Itoobiya

Soomaaliland oo xabsiga ka siidaysay Wasiiro katirsanaa Xukuumadii dowlad deegaanka Itoobiya

Maamulka Soomaaliland ayaa maanta dib xoriyadooda ugu celiyay labo Wasiir oo horay uga tirsanaa xukuumadii xilka sida qasabka ahayd looga qaaday ee Cabdi Maxamuud Cumar.

Wasiiradan maanta lasiidaayay ayaa kala ahaa Waxbarashada iyo Cadaalada .

Ilaa iyo hada ma aysan sheegin Soomaaliland sababta ay  markii horeba ay uxireen  Wasiiradan .

Dhanka kale Soomaaliland waxa ay maanta gaadiid horay looga soo dhacay dowldd deegaaka Itoobiya ay ku wareejisay maamulka cusub ee dhawaan la doortay.

Siidaynta Wasiiradan ayaa ku soo beegmaysa iyado ay isbadalo ka dhaceen gobolka ismaamulka Soomalaida Itoobiya.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com