Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo ka hadashay xilliga la qabanayo doorashada Golaha deegaanka Garoowe (dhegayso)

Wasaaardda Arimaha gudaha Puntlan ayaa dhawaa qaban dooonta doorashooyinka Degmooyinka Garoowe iyo Bosaaso sida uu daljir u Xaqiijiyey Agaasimaha guud ee wasaaradda Arimahagudaha iyo dawladaha Hoose ee Puntland Maxmed Cali Nuur Jubba.

Agaasimaha ayaa sheegey inay ku rajaweyn yihiin in labada maalin ee fooda inagu soo haye ee 27 bishan iyo 28 bishan ay noqon doont mid in la qabtoo doorahada Duqa Degmada Garoowe.

Wixii intaa ka danbeeyana ay guda gali doonaan soo xulista golaha degaanka degmada Bosaaso si y duqa Bosaaso u doortaan Agaasimaha ayaa u waramay Cabdii Xakiin Xusein Xassan oo Xafiiskiisa ku boooqday.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com