Qiimaha Sarifka Lacagaha Qalaad oo kor u kacay (dhegayso)

Maalmihii udambeeyay magaalada Bosaaso iyo qaybo kamid aha gobolada Puntland waxaa laga dareemayay sare ukac dhanka sarifka doolarka ah , taas oo saameen ku yeelatay bulshadii danayra ahayd oo qaar kood wixii ay soo helaanba wax ku iibsan waayay ..

Hadaba sare ukacan ku yimaada markasta qiimaha sarifka lacagaha qalaad maxaytahay sababta aysan ilaa iyo haatan dowladdu aanay xal ugu helin ?

su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Cali Xaaji Saciid oo bare ka ah jaamacada bada cas ee magaalada Bosaaso kuna taqa susay arimaha dhaqaalaha , wariye Xasan heykal ayuu uwaramay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com