Soomaaliland oo Shacabkeeda Uga Digtey Inay u Safraan Muqdisho (dhegayso)

Soomaaliland oo Shacabkeeda Uga Digtey Inay u Safraan Muqdisho (dhegayso)

Soomaalilaan ayaa ka digtay in loo safro magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Warkan oo ay soo saartay Soomaaliland ayaa waxaa lagu sheegay in ay sii kordhayaan qataraha amni daro ee ka jira Koonfurta Soomaaliya iyo dilalka loo geysanayo dadka ka soojeeda degaanada Somaliland.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com