HomeUncategorized

Soomaaliland oo diiwaangelin ka bilowday meel u dhow garoonka Kanooko ee gobolka Nugaal.

Kacaya, Aug 2016--War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey deegaanka lagu magacaabo Tuur-kacaya ee gobolka Nugaal ee dhanka xuduudka gobolka Sool Garoowe-na ujirta 78 KM lageeyey sanaadiiqda diiwaangelinta Soomaaliland.

Baahin: Arbaca, June 19 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Boosaaso
Wasiiro iyo xilibaano ka tirsan Barlamanka dalka oo ka shiray joojinta dagaalka Marka (Dhegeyso)
Al-shabaab oo sheegay in ay dilayaan sarkaalkii Faransiiska ahaa ee ay haysteen .

Kacaya, Aug 2016–War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey deegaanka lagu magacaabo Tuur-kacaya ee gobolka Nugaal ee dhanka xuduudka gobolka Sool Garoowe-na ujirta 78 KM lageeyey sanaadiiqda diiwaangelinta Soomaaliland.

Mid kamid ah dadka deegaanka oo lahadlay warbaahinta qaar ayaa sheegay in deegaankaasi lakeenay sanaadiiqda doorashada Soomaaliland oo ay wadaan gaadiid dagaal iyo mas’uuliyiin maamulkaasi katirsan.

Goob joogahaani ayaa waxaa uu sheegay in dadka reer guuraga u badan ee kunool halkaasi ay ku yaaceen goobta sanaadiiqda diiwaangelinta legeeyey si ay dhaqaale uga helaan.

Soomaaliland ayaa lagu soo waramayaa inay dhaqaale siinayso dadka deegaanka si ay uga qaybgalkaan diiwaangelinta ay kawado deegaanka Kacaya oo ah dhulbeereed iyo daaqsin siweyn loodegan yahay.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: