DHEGEYSO-Gudoomiyaha Bangiga dhexe oo barlamaanka looga yeeray.

Muqdisho, Aug 29 2016–Golaha wakiiladda ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa ka dalbaday gudoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya inuu barlamaanka horyimaado si ay su’aalo uga waydiiyaan lacago laxaday iyo arrimo kale.

Xidlhibaan Maxamed Nuuraani Bakar  oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta maxaliga ah ayaa sheegay in aysan suurtagal aheyn in lacag cadadaas dhan in Bankiga laga xado.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com