
Ku dhowaad 20 qof oo ku dhintay weerar lagu qaaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho, Dawlada Federalka, QM iyo Amisom oo si kulul u canbaareeyey weerarka maanta lagu qaaday UNDP, Baarlamaanka Puntland oo maanta ansixiyey gobolk Cusub oo kusoo biiray goboladda Puntland maantana la horgeeyey xeerka maxkamdda dastuuriga ah ee Pl, Xiisad colaadeed oo ka taagan gobolka Karkaar, iyo Gen Cadde oo Boosaaso soo gaadhey.
FAALLOOYIN & FALCELIN