Somaliland ama xaafaday u kala googo’i ama iyadoo gurguuraneysa ayey Muqdisho tagin (daawo)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Somaliland ama xaafaday u kala googo’i ama iyadoo gurguuraneysa ayey Muqdisho tagin (daawo)

Sidii loo doortay Madaxweyne Muuse Biixi, Somaliland waxay ay gashay marxalad cusub iyo qaybsanaan siyaasadeed oo wadata dagaal sokeeye iyo duullaan l

MARTISOOR Wasiir Dhabancad Q2aad: Dawlada Federalka oo kaashaneysa World Bank waxay xanibtay mashaariic arrimo siyaasadeed darteed
Culimada Puntland maxaysan uga hadlin amnidarada oo ku saladay kahortagga fanka? (waraysi)
Faarax M ‘Laga-Gardaranyahay’ Guddoomiyaha Shidan oo sheegay in Shidan & Qaddariya reer ku soo duulay

Sidii loo doortay Madaxweyne Muuse Biixi, Somaliland waxay ay gashay marxalad cusub iyo qaybsanaan siyaasadeed oo wadata dagaal sokeeye iyo duullaan lala beegsaday Puntland. Duullaankii Puntland kabacdi Somaliland waxaa ka dillaacay jabhad hubeysan oo uu hoggaamiye u yahay Korneel Caarre. Korneylka ayaa dagaal ka wada badanaa bariga Sanaag, kana dhigay deegaan aan mamulka Somaliland ka talin.

Dhanka Sanaag Bari Puntland, badanaa deegaanku marka laga reebo magaalada Ceerigaabo oo si qabiilaysan loo wada deganyahay waa mid gacanta Puntland dib ugu soo laabatay.

Waxgaradka Somaliland, siiba Xisbiga Waddani, ayaa ka digay kala qaybsanaanta siyaasadeed ee sii baahaysa iyo kala durugga bulsho ee Somaliland, kaas oo laga digay in uu keeni karo burubur maamul iyo mid bulsho.

Hoos kaga bogo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: