Aqoon isweydaarsi Bosaaso loogu qabtay Dhaqaatiirta Puntland ka howlgasha ( dhegayso )

Aqoon  isweydaarsi  Bosaaso loogu qabtay Dhaqaatiirta Puntland  ka howlgasha ( dhegayso )

Kulan aqoon is weydaarsi ah oo looga dodaday caqabadaha ku hor gudban Dhaqaatiirta Puntland ka howlgasha iyo  sare uqaadista tayada aqoonta  shaqaalaha joga goobaha caafimaadka ee sida gaarka ah loo leeyahay ,ayaa lagu qabtay magaalada Bosaaso , waxaana kulankan soo qaban qaabiyay maamulka Isbitaalka National Bosaaso.
Daah furka aqoon isweydaarsigan waxaa ka soo qayb galay  ururka Dhaqaatiirta caasimaadka ee Puntland , Culimaa,udiinka iyo Nabdoonada  gobolka Bari.
Dhegayso.

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0