Somaaliya oo ka Qaybgalaysa Bandhig Hiddaha & Dhaqanka Masar ka Dhacaya (dhegayso)

Somaaliya oo ka Qaybgalaysa Bandhig Hiddaha & Dhaqanka Masar ka Dhacaya (dhegayso)

Guddoomiyaha Hay’ad lagu magaacabo Wisiya oo ka shaqaysa Barnamaijyadda Hidaha iyo dhaqanka Soomalida ayaa sanadkan dalka Masar lagu qabanaya waxaana ka qayb galaya wadamo badan oo Afrikaan ah.

Laylo Xiis waxay kamid tahay haweenka ka qaybgalaya bandhig dhaqameedkaas caalamiga ah, waxayna hoggaan u tahay hay’adda lagu magaacabo Wiisiya; Radio Daljir ayeey uga warantay muhiimada bandhigga, waxay ayna u warrantay wariye Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe.

Dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com