Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay Hanaanka maamul dhisidda Hiirshabeele

HomeWararka

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay Hanaanka maamul dhisidda Hiirshabeele

Xisbiga Wadajir oo kamid ah Xisbiyadda Siyaasadeed ee dalka kajira, hoggaamiyahana ka yahay Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Sahkuur ayaa warsaxaafadeed ka s

Aadan Cadde: “Soomaaliya waxaad leedahay waji, waxaad leedahay magac, ilaahay ha ku magangeliyo”
Tartan & Tacliin iyo Caawa: Daawad Sare fkf Bacaadweyn Sare iyo Najax Ceelbuh fkf Jariiban Sare
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Xisbiga Wadajir oo kamid ah Xisbiyadda Siyaasadeed ee dalka kajira, hoggaamiyahana ka yahay Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Sahkuur ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray hawlaha maamul u dhisida Hir-Shabeelle oo dhawaan la filayo in uu galo doorasho diyaar garoowgeeda lagu jiro.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga ayaa waxaa lagu baaqay in dib u heshiisiin loo sameeyo beelaha deegaanka inta aan maamulka la dhisin, iyadoo si simana looga qaybgeliyo beelaha iyo saamilayda siyaasadeed dhismaha maamulka iyo dib u heshiisiinta.

War-Saxaafadeedka ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in walaac xoogan ka qabaan habka loo marayo maamul u dhisida Hir-Shabeelle, isla markaana aan dib loo soo celin qaabkii loo maray dhismihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle.

Ugu dambeyn Xisbiga Wadajir ayaa ka digay in qaabka dhismaha maamulka Hir-Shabeelle loo maro qaab daneysi gaaban iyo sadbursi siyaasadeed oo u jeedkiisu yahay in lagu hanto kursiga xildhibaannada Hir-Shabeelle kasoo galaya Baarlamaanka Federaalka.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: