Aadan Cadde: “Soomaaliya waxaad leedahay waji, waxaad leedahay magac, ilaahay ha ku magangeliyo”

Aadan Cadde: “Soomaaliya waxaad leedahay waji, waxaad leedahay magac, ilaahay ha ku magangeliyo”

Biloowga khudbaddii Aadan Cadde – 1dii Luulyo 1960: “Soomaaliya … Soomaaliya … waxaad leedahay waji, waxaad leedahay magac, ilaahay ha ku magangeliyo, cimri dheerna ha ku siiyo!”

Hadaba Soomaaliyoow xus oo xasuusnoow xoriyadda Soomaaliyi maanta haysato, waxa loo soo maray, meesha maanta la marayo, waxa ku soo fooleh, iyo hiilka ay Maandeeq maanta kaa rabto. Waddani noqo oo dadkaaga iyo dalkaaga daryeel!

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0