Siyaasi Maxamud Xaaji Saalax: “Waxaa Bilaabanaya Xisaabtan … Cagojugleytii iyo Yasiddii ayana waa Isbadalaysaa”

HomeWararka

Siyaasi Maxamud Xaaji Saalax: “Waxaa Bilaabanaya Xisaabtan … Cagojugleytii iyo Yasiddii ayana waa Isbadalaysaa”

Maxamuud Xaaji Saalax,Wasiirkii hore ee Beeraha Puntland, oo u sugan magaalada Xamar ayaa ka hadlay go'aanka baarlaamka Puntland ay kalsiinidii ugala

Erdoğan, oo tagey Ukraine, lana kulmay dhigiisa dalkaas.
Iiran oo Xukun ku riday Muwaadin Soomaaliyeed
Qardho | Suldaan Daahir Maxamed oo Baaq Nabadeed u diray beelo dirir ku dhexmartay Tuuladda Dhaxan.

Maxamuud Xaaji Saalax,Wasiirkii hore ee Beeraha Puntland, oo u sugan magaalada Xamar ayaa ka hadlay go’aanka baarlaamka Puntland ay kalsiinidii ugala laabteen golihii wasiirada Puntland.

Maxamuud ayaa yiri “waa tilaabo fican oo horey loo qaaday” waxa uuna sheegay in ay bulshada Puntland ka filayana madaxweynaha inuu la yimaado xukuumad tayo leh, waxna ka badalo siyaasaddii hore ee dhiciska noqotay.

Waxa uu u waramay Cabdi Xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: