Siyaasi Cali Maraykan oo si adag uga hadlay Xaladda Tukaraq (dhegayso)

Siyaasi Cali Maraykan oo si adag uga hadlay Xaladda Tukaraq (dhegayso)

Siyaasi Cali Cilmi Warsame Cali Mareekan ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Faysal Cali Waraabe ee ahaa , waanalaga adkaaday siyaasiyan iyo Milatari ahaan.

Waxa uu sheegay in waxa laysku haysto aysan ahayn Tukaraq balse aytahay labdi gaatamo oo ah Xuduudka Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com