Nabadoonadda Puntland oo ka hadlay kisaaska dilaalka ah iyo dhibaayooyinkay ku qabaan (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoonadda Puntland oo ka hadlay kisaaska dilaalka ah iyo dhibaayooyinkay ku qabaan (dhegayso)

Nabadoon Sanweyne Xaashi Jaxeer oo ka mid ah nabadoonada gobolka Beri ee Puntland ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir waxa uu ku sheegay in caqabad w

Qarax ka dhacay Magaaladda Baydhabo & khasaare ka dhashay
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
WARAYSI: MAXAA LAGA FILAN KARAA GUDDIYAD FARSAMO EE LAMAGACAABAY ? (daawo)

Nabadoon Sanweyne Xaashi Jaxeer oo ka mid ah nabadoonada gobolka Beri ee Puntland ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir waxa uu ku sheegay in caqabad weyni ka haysato nabadoonada PL kiisaska la xiriira gacan-ku-dhiigleyaasha wax dila ee fakada.

Wuxuu sheegay nabadoonku in maamulka PL iyo beelaha ay kiisaska noocaasihi ka dhex dhacaanba looga baahan yahay inay door wanaagsan ka qaataan soo qabashada dadka geysta kiisaska noocaas ah si loo ilaaliyo xasiloonida iyo amniga Puntland.

Nabadoon Sanweyne oo ku sugan magaalada Bsso ayaa khadka telefoonka ugu warammay Axmed Sh. Maxamed Tallman oo ku sugan Studiyeheenna Daljir ee Boosaaso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: