Qarax ka dhacay Magaaladda Baydhabo & khasaare ka dhashay

HomeWararka

Qarax ka dhacay Magaaladda Baydhabo & khasaare ka dhashay

Qaraxa oo geystay khasaaro kala duwan, isla markaana jugtiisa laga maqlay Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa

Madaxwaynaha Puntland “Qorshaha dekedda kama laabanayno” (dhegayso)
Sheekh shariif oo sheegay in somaaliya aysan awood u lahayn la dagaalanka Covid19
Guddiga doorashooyinka Puntland oo maanta markale wakhti kordhin sameyaay (Akhriso)

Qaraxa oo geystay khasaaro kala duwan, isla markaana jugtiisa laga maqlay Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa uu xalay ka dhacay Gudaha Magaaladaas.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa uu ahaa mid saarnaa mooto bajaaj, isla markaana uu dhawaan kasoo gaaray dad Shacabka ah oo marayay halka uu qaraxa ka dhacay.

Majirin dad isgaar ah qaraxaasi loola beegsaday, waxaana qaar kamid dadka ku nool Magaalada Baydhabo ay sheegeen in dadka qaraxaasi ku dhaawacmay la geeyay Isbitaalka Magaalada Baydhabo.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: