Siyaasi Cali Maraykan oo si adag uga hadlay Xaladda Tukaraq (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Cali Maraykan oo si adag uga hadlay Xaladda Tukaraq (dhegayso)

Siyaasi Cali Cilmi Warsame Cali Mareekan ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Faysal Cali Waraabe ee ahaa , waanalaga adkaaday siyaasiyan iyo Milatari ahaan. Waxa uu sheegay in waxa laysku haysto aysan ahayn Tukaraq balse aytahay labdi gaatamo oo ah Xuduudka Puntland. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b43816c040100abd70d9949/cali+maraykan++.mp3

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
“ANIGA MA GABYO HADAAN GABYI LAHAA WABADAN BAAN ORAN LAHAA”
Farriin ku Socota Dadwaynaha Puntland

Siyaasi Cali Cilmi Warsame Cali Mareekan ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Faysal Cali Waraabe ee ahaa , waanalaga adkaaday siyaasiyan iyo Milatari ahaan.

Waxa uu sheegay in waxa laysku haysto aysan ahayn Tukaraq balse aytahay labdi gaatamo oo ah Xuduudka Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: