WARAYSI: MAXAA LAGA FILAN KARAA GUDDIYAD FARSAMO EE LAMAGACAABAY ? (daawo)

HomeWararka

WARAYSI: MAXAA LAGA FILAN KARAA GUDDIYAD FARSAMO EE LAMAGACAABAY ? (daawo)

Guddiyada farsamo ee la xulay waa markii labaad oo sidaan oo kale loo magaaco, waxaana ay ahayd markii koowaad Dhuusamarreeb inkastoo guddigaasi farsa

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)
Bandhigii 4aad ee Carwadda Bugaagta oo Garoowe ka furmay (dhegayso)
CAAQIL SHANLEYSTE OO U HAMPALYO UDIREY NABADOON CUSUB OO DHOWAAN LAGU CALEEMA SAAREY CEEL DAAHIR

Guddiyada farsamo ee la xulay waa markii labaad oo sidaan oo kale loo magaaco, waxaana ay ahayd markii koowaad Dhuusamarreeb inkastoo guddigaasi farsamo uusan shaqayn kadib markii Puntland iyo Jubaland ay saluugeen qaabkii ay wax u socdeeen.

Haddaba shirkaan maxaa laga fili karaa, muxuuse uga duwanyahay shirarkii hore, su’aalahaasi iyo kuwo kale waxaa inooga jawaabi doona Cismaan Yuusuf Xaraare oo ka faallooda siyaasadda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: