Siyaasi Cabdidaahir Yusuf Yey iyo Qorshaha Dib-u-soocelinta Deegaanada Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Siyaasi Cabdidaahir Yusuf Yey iyo Qorshaha Dib-u-soocelinta Deegaanada Puntland (dhegayso)

Siyaasi Cabdidaahir Maxamed Yuusuf Yey oo wareysi Daljir siiyey ayaa Dowladda Puntland Iyo shacabkaba ku bogaadiyey qorshaha dib-u-soocelinta deegaana

Shil khasaare dhaliyay oo ka dhacay duleedka Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)
Maxaa sal u ah dhib udhacyada ku yimid Doorashada Soomaaliya? (Falanqeyn)

Siyaasi Cabdidaahir Maxamed Yuusuf Yey oo wareysi Daljir siiyey ayaa Dowladda Puntland Iyo shacabkaba ku bogaadiyey qorshaha dib-u-soocelinta deegaanada ka maqan Puntland iyo kuwa hadda laga qabsaday.

Siyaasi Yey ayaa sheegay in uu aaminsanyahay in al-shabaab iyo Somaliland ay isku siyaasad ka yihiin arrimaha Puntland, deegaanada la qabsadey, kuwa hadda la qorsheynayo in la qabsado, iyo kuwa argagaxa joogtada ah lagu hayo.

Siyaasiga waxaa waraystay Jamaal Faarax Adan.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: