Siyaasi Cabdidaahir Yusuf Yey iyo Qorshaha Dib-u-soocelinta Deegaanada Puntland (dhegayso)

Siyaasi Cabdidaahir Maxamed Yuusuf Yey oo wareysi Daljir siiyey ayaa Dowladda Puntland Iyo shacabkaba ku bogaadiyey qorshaha dib-u-soocelinta deegaanada ka maqan Puntland iyo kuwa hadda laga qabsaday.

Siyaasi Yey ayaa sheegay in uu aaminsanyahay in al-shabaab iyo Somaliland ay isku siyaasad ka yihiin arrimaha Puntland, deegaanada la qabsadey, kuwa hadda la qorsheynayo in la qabsado, iyo kuwa argagaxa joogtada ah lagu hayo.

Siyaasiga waxaa waraystay Jamaal Faarax Adan.

Hoos ka dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Siyaasi Cabdidaahir Yusuf Yey iyo Qorshaha Dib-u-soocelinta Deegaanada Puntland (dhegayso)”

  1. HADALKA siyaasiga waa hadal Malagi galay

U Jawaab Lamayaqaan Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com