Sicirbararka & Cabashada Ganacsatada Bossaso: “Puntland waa Inkirtay Lacagihii ay Samaysatay, Anaguna Hadda waa Yaabbanahay!”

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Sicirbararka & Cabashada Ganacsatada Bossaso: “Puntland waa Inkirtay Lacagihii ay Samaysatay, Anaguna Hadda waa Yaabbanahay!”

Xarunta ganacsiga Puntland ee Bossaso ayaa maalmahaa la ciirciiraysa khalkhal ka yimid lacago faalso ah oo dawladdu tiri qaarna ha la qaato, qaarna ya

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil: “Jaamac Kadiye buuggiisii iyo tariikhdiisa waxaan ku soo bandhigi doono Goojacadde”
Ruuskha oo ka Jawaabay Cunoqabateynta Maraykanka Cayrinayana 755 Dibloomaasi
MP KULANE ON PRESIDENT HASSAN SHEIKH: NOTHING TO SHOW FOR BUT TWO YEARS OF SUCCESSIVE FAILURES IN THE HIGHEST OFFICE

Xarunta ganacsiga Puntland ee Bossaso ayaa maalmahaa la ciirciiraysa khalkhal ka yimid lacago faalso ah oo dawladdu tiri qaarna ha la qaato, qaarna yaan la qaadan, iyo cabashada canshuurta oo Doolar lagu qaadayo.  Taasi waxay dhalisay in ganacsatadu kala soocdo lacagaha, ayaga oo tilmaamaya kuwa beenabuurka ah.

Meelaha ay saamaynta ku yeelatay diidmada lacagta shilinka Soomaaliga ah waxaa kamid ah saylada xoolaha ee Boosaaso oo guud ahaanba maanta xirnayd.

Sidoo kale dillaaliinta saylada xoolaha ee suuqa Bosaaso iyo haweenka ariga qala ayaa Daljir uga waramaya dhibaatada ay ku yeelatay iibkii xoolaha diidmada lacagta shilinka Soomaaliga ah. Dillaaliinta ay cabashada ugu weyn ka muujiyey siyaasadda dawladda Puntland ee ku aaddan lacagaha faalsada ah ee Puntland lagu daabaco, iyo inkiraadda dawladda in ay faalso daabacdo.

Wariye xasan Heykal ayaa booqday maanta suuqaa, lana kulmay qaar kamid ah dadkaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: