Shirkii hormarinta Qurbajoogta Yurub oo la soo gabagabeyeey (dhegayso | sawiro)

HomeWararka

Shirkii hormarinta Qurbajoogta Yurub oo la soo gabagabeyeey (dhegayso | sawiro)

Cabdifataax Janagale Guddoomiyaha Daladda Qurbajoogta Puntland ee PEDAN ahna wakiilka Puntland u fadhiya Finland oo Waraysi gaar ah siyeey Warbaahinta

Garoowe: Digniin laga bixiyay in lasoo celiyo golihii deegaanka ee la kala diray (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Cabdifataax Janagale Guddoomiyaha Daladda Qurbajoogta Puntland ee PEDAN ahna wakiilka Puntland u fadhiya Finland oo Waraysi gaar ah siyeey Warbaahinta Daljir ayaa kawarbixiyeey shirar ay kaga qayb galeen dalka Turkiga.

Ujeedka ayaa ahaa Qurbajoogta Galmudug oo ku midoobay dallad Guud ay ku midaysanyihiin,iyaddo ajandaha labaad uu ahaa Tababar la sinayeey Dhamaan ururadda Qurbajoogta Puntland iyo Galmudug.

Cabdifataax oo Dalka Turkiga ku sugan wuxuu u waramay Wariye Maxamed Lakiman oo jooga Xarunta Daljir ee Bosaso.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: