Site icon Radio Daljir

Shirkii hormarinta Qurbajoogta Yurub oo la soo gabagabeyeey (dhegayso | sawiro)

Cabdifataax Janagale Guddoomiyaha Daladda Qurbajoogta Puntland ee PEDAN ahna wakiilka Puntland u fadhiya Finland oo Waraysi gaar ah siyeey Warbaahinta Daljir ayaa kawarbixiyeey shirar ay kaga qayb galeen dalka Turkiga.

Ujeedka ayaa ahaa Qurbajoogta Galmudug oo ku midoobay dallad Guud ay ku midaysanyihiin,iyaddo ajandaha labaad uu ahaa Tababar la sinayeey Dhamaan ururadda Qurbajoogta Puntland iyo Galmudug.

Cabdifataax oo Dalka Turkiga ku sugan wuxuu u waramay Wariye Maxamed Lakiman oo jooga Xarunta Daljir ee Bosaso.

Hoos kaga bogo.

Abdifataah Janagalle Jaliyadda Peden (online – Audio – Converter.com) by Radio Daljir

Exit mobile version