Garoowe: Digniin laga bixiyay in lasoo celiyo golihii deegaanka ee la kala diray (dhegayso)

Garoowe: Digniin laga bixiyay in lasoo celiyo golihii deegaanka ee la kala diray (dhegayso)

Aqooyahan Cabdiqaadir Maxamed Muuse Garjeex ooo ku noo garoowe ayaa waxaa uuu ka hadlay Soo xuslita golaha deganaka garoowe wuxuuna ka digay in dib loo soo cesho xubno horay uga mid ahaa golihii dhawaan uu madaxweynaha kala diray .

Magaalada Garoowe ayaa waxaa kasocda olole ay wadaan xildhibaanadii kala diray ee Golaha Deegaanka ee Garoowe, kuwaasi oo doonaya mar kalle in dib loo soo celiyo.
Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com