Shirka Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah oo Muqdisho furmay

HomeWararka

Shirka Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah oo Muqdisho furmay

Waxaa gordhawyd ka furmay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka shirka dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah . Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalaya Shirka Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo hadda ka furmay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

kenya oo bandow ku soo rogta magaalada Lamu
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ciiro o ugu baaqay Muuse Biixi inuu is Casilo (dhegayso)
Somaaliya oo ka qayb galay Shir caalami ah oo Ganacsiga aduunka looga hadlayo

Waxaa gordhawyd ka furmay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka shirka dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah .

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalaya Shirka Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo hadda ka furmay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: