Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ciiro o ugu baaqay Muuse Biixi inuu is Casilo (dhegayso)

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ciiro o ugu baaqay Muuse Biixi inuu is Casilo (dhegayso)

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro ayaa ka hadlay heshiiskii dekada Magalada Berbera oo dowladda Imaaraadka ay sheegtay in ay horay ula gashay Xukuumadihii hore ee Soomaaliya.

Cabdiraxmaan Ciro oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay Magalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in Madaxweynihii hore ee Soomaaliland Axmed Siilaanyo uu galay Qiyaano Qaran uu ku muteysan karo in Maxkamada lahorgeeyo.

Waxa uu sheegay in heshiiska dowladda Imaaraadka Wasiiru Dowlaheeda uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay la galeen heshiiskii Dekada Berbera uu Madaxweyne siilaanyo ku qiyaamay Qarankiisa,isla markaana uu ka dhigay in Soomaaliland ay gashay heshiiskaas sida uu hadalka u dhigay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com