Shirka dib u eegista mashaaricda Puntland ka fuliso UNICEF oo lagu qabtay Garoowe

Shirka dib u eegista mashaaricda Puntland ka fuliso UNICEF oo lagu qabtay Garoowe

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland Dr: Maxamed Siciid Faroole ayaa Maanta Garoowe ka Daahfuray Shirka dib u eegista mashaariicda ee ay ka fuliso Puntland hay’adda UNICEF.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com