Shir wadatashi oo kadhici lahaa Muqdisho oo dib u dhacay (dhegayso)

HomeWararka

Shir wadatashi oo kadhici lahaa Muqdisho oo dib u dhacay (dhegayso)

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu dib u dhacay shirkii wadatashiga Muqdisho kaas oo todobaad ka hor guddoomiyaha Gobolka uu kaga dhawaaqay

Wacaal daray ah: Wariye Garigiisa Qarax loogu Xiray Muqdisho oo Geeriyooday
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu dib u dhacay shirkii wadatashiga Muqdisho kaas oo todobaad ka hor guddoomiyaha Gobolka uu kaga dhawaaqay degmada Kaxda ee Magaalada Muqdisho.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in shirkaas oo furmi lahaa malainta berri ah uu dib u dhacay ilaa muddo aan la cayimin,waxaana ay xuseen in iyaga ay dib ka sheegayaan waqtiga la qabanayo.

“Waxaan u xaqiijinayaa dadka Muqdishaawiyiinta ah inuu baaqday Shirkii Wadatashiga Nabadeynta iyo Horumarinta Gobolka Benaadir.” Ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: