Ganacsatada Qaadka oo Cabsi xoogan ka muujiyaay Wadooyinkay isticmaalan

HomeWararka

Ganacsatada Qaadka oo Cabsi xoogan ka muujiyaay Wadooyinkay isticmaalan

Ganacsatada iyo Beeraleyda Qaadka Dalka Kenya ayaa sheegay in ay beddeleen waddooyinkii Qaadka ay u marsiin jireen Koofurta Soomaaliya iyo Gobolka Waq

Maxaa sababay doolarka inuu hoos u dhaco Puntland ? (dhegayso)
Wasaaradaha & Hay’adaha Jubbaland oo laga mamnuucay inay heshiisyo galaan
Wasiirka Warfaafinta soomaaliya oo ka Qaybgalay munaasabada Sanadguuradii 100 aad ee markii ay xornimada Qaadatay Finland (dhegayso)

Ganacsatada iyo Beeraleyda Qaadka Dalka Kenya ayaa sheegay in ay beddeleen waddooyinkii Qaadka ay u marsiin jireen Koofurta Soomaaliya iyo Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.

Guddoomiyaha Ururka Ganacsatada Qaadka Kenya iyo Xoghayaha ururkaas Isaiah Mwambiu iyo Mungathia Mwilia,ayaa sheegay in waddooyinkii hore ee dhinaca dhulka Qaadkana u marsiin jireen Waqooyi Bari iyo koofurta Soomaaliya oo markii hore ahaa Maua ilaa Garba Tulaiyo Modogashe ilaa Waddada Wajeer ,hadda loo beddelay Waddada Isiolo, Marsabit iyo Mooyaale ilaa Mandheera iyo Takaba .

Waxaa ay Ganacsatada sheegeen in Al-shabaab ay qatar amni ku yihiin Ganacsigooda sidoo kalena waddooyinkaas dhowr weerar ka geysteen taas oo sababtay in ay beddelaan marinnadii hore ee qaadka u marsiin jireen Gobolka Waqooyi Bari iyo Koofurta Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: