Shir looga hadlayoMaaraynta  Masiibooyinka oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)

HomeWararka

Shir looga hadlayoMaaraynta Masiibooyinka oo Muqdisho ka furmay (Sawirro)

Mas’uuliyiinta Wasaaradda gargaarka iyo maareynta Masuubiiyinka ayaa Muqdisho ka furtay shirka siyaasadda Qaran ee Maareynta Musiibooyinka. Munaasi

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)
RW Khayre iyo Shirkii Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Benaadir (dhegayso + masawirro)
Iskushuban | PUNTLAND (sawirro | pictures)

Mas’uuliyiinta Wasaaradda gargaarka iyo maareynta Masuubiiyinka ayaa Muqdisho ka furtay shirka siyaasadda Qaran ee Maareynta Musiibooyinka.

Munaasibadda daahfurka shirkan waxaa ka qeybgelaya mas’uuliyiinta Wasaaradda,hay’adaha kale ee dowladda iyo xubno ka socda wakiillada Caalamka iyo hay’daha samafalka ee Somaaliya ka howlgala.

Wasaaradda gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka waxaa ay ku cusub tahay Soomaaliya,waxaana horay u jiray iyada oo hay’da kaliya ah,iyada oo Xukuumadda Ra’isalwasaare Kheyre oo ku soo aadday iyada oo uu dalka baaar ku jiro lagu daray Wasaaraddaas golaha wasiirrada Soomaaliya.

Maryam Qaasim Axmed oo ahayd Wasiirka Wasaaraddan ayaa iska casishay xilka Wasaaraddaas labo bil ka hor kaddib markii ay sheegtay in faragelin lagu hayo maamulka Wasaaradda iyada oo ilaa hadda aan la magacaabin beddelkeeda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: