Shirkadda Korontada eeneeyo oo jawaab kabixiay eedayn uga timid Shirkadda Golis (dhegayso)

HomeWararka

Shirkadda Korontada eeneeyo oo jawaab kabixiay eedayn uga timid Shirkadda Golis (dhegayso)

Maamulka wakaaladda xoogga korontada ee Eneeye Bosaso ayaa ka jawaabtay cabasho ka timid shirkadda Isgaarsiinta ee Golis Telcom oo ku eedeysay Eeneye

Xasan Sheekh: “Ceebeyn waaye inuu Farmaajo yiraahdo Aadan Cadde ayaan ku dayanaa”
Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Marxuun Cawad Axmed Cashara
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Maamulka wakaaladda xoogga korontada ee Eneeye Bosaso ayaa ka jawaabtay cabasho ka timid shirkadda Isgaarsiinta ee Golis Telcom oo ku eedeysay Eeneye inay jartay adeegyo Internet iyo land line-kadib markii ay ka joojisay baalayaal ku yaala Bosaso.

Maamulka Eenye ayaa ka jawaabay eedaasi kasoo baxday shirkadda Golis, hoos kadhagayso warbixin uu ka diyaariyay Maxamud Cabdi Ibrahim.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: