Shir jaraa’id iyo talo soojeedin Gaas & Cumar

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Shir jaraa’id iyo talo soojeedin Gaas & Cumar

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas iyo Raysal Wasaare hore Cumar Cabdirashiid oo war ka soo saaray waanwaantii ay ka wadeen Puntland ayaa soojeediyey: 1. In la joojiyo dastuur furista 2. In la qabto doorashooyinka ka dhiman gobolka Nugaal 3. In doorashada Madaxweynaha Puntland aysan dhaafin 8da Janaayo 2024.

Odayaasha Gobolka Bari iyo Xaalka Dekedda Bossaso (dhegayso)
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil: “Jaamac Kadiye buuggiisii iyo tariikhdiisa waxaan ku soo bandhigi doono Goojacadde”
MAANHADAL: Abukar Arman iyo Shirka London (dhegayso)

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas iyo Raysal Wasaare hore Cumar Cabdirashiid oo war ka soo saaray waanwaantii ay ka wadeen Puntland ayaa soojeediyey:

1. In la joojiyo dastuur furista

2. In la qabto doorashooyinka ka dhiman gobolka Nugaal

3. In doorashada Madaxweynaha Puntland aysan dhaafin 8da Janaayo 2024.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: