Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xaflad loogu mahadcelinayay Guddigii qaban qaabada xuska Xoriyadda

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xaflad loogu mahadcelinayay Guddigii qaban qaabada xuska Xoriyadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad ku qabsoomtay degmada Yaaqsh

Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay ciidamada isku urursanaya gobolka Gedo
Guddiga Fulinta DDS oo Maal & Maaliyad ku Taageeray Ciidamada Qaranka Itoobiya (daawo)
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad ku qabsoomtay degmada Yaaqshiid oo loogu mahadcelinayay guddigii ka shaqeynayay toddobaadka Xorriyadda dalkeenna.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku bogaadiyey guddigii loo xilsaaray abaabulka iyo qabsoomidda toddobaadka Xorriyadda dalkeenna sidii wanaagsaneyd ee ay u agaasimeen xuskii maalmihii xorriyadda oo dalka oo dhan si mug leh uga qabsoomay, iyada oo xubnaha guddiga la guddoonsiiyey shahaado sharafeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: