HomeUncategorized

shil gaari oo 7 qof ku dhimatay 20 kalana ku dhaawacantay deegaanka galaadi.

Galaadi.29 May- ilaa 7 todobo qof ayaa ku geeriyootey tira kalana waa ku dhawaacantay shil gaari oo ka dhacay nawaaxiga galaadi.

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo baaq nabadeed u diray laba ardaa oo ku dagaalamay Uurjire & Uur Hooyo.
Tobaneeyo ku dhintay gaadiid daad qaaday; waddada halbowlaha ah ee isku xirta gobollada Puntland oo xiran kadib buundo jabtay.

Galaadi.29 May- ilaa 7 todobo qof ayaa ku geeriyootey tira kalana waa ku dhawaacantay ?shil gaari oo ka dhacay nawaaxiga galaadi.

Wararka laga helaayo magaaladda galaadi ee deeganka Soomaalida Itoobiya ayaa soo sheegaya in ay dhinten tiro dad oo gaareyso ilaa todoba qof kudhawaad labaatan kalana dhaawacyo halis ah kasoo gaartay.

Dadkaan dhintay iyo kuwaan dhaawacu soo gaaray ayaa lasheegey inay ahaayeen dhalin yaro maleeshiyaad ah oo ku wajahnaa? goob ay ka aloosnayd colaad beeleed deegaankaasi ka jirta oo u dhaxaysa beelo halkaasi wada dega dadkii ku dhaawacmay shilkaasi gaariga ayaa intoodi badnayd lakeenay magaaladda galkacyo oo lagu dabiibayo.

?

Idle Moallim Omar?

Radiodaljir.com

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: