HomeUncategorized

Shidaalka ku jira Dhulka Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Mudo Kooban Gudaheed lagu soo Saarayo

Khamiis, September 10, 2015 (Daljir) — Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in shirkada Poly Technology ee dalka China ay sadax sano kadib ceelasha gobolka Ogaden ka soo saari doonto 182 bilyan oo litir oo gaas ah kaas oo loo dhoofin doono dalalka Yurub.Ethiopia waxay kaloo sheegtay in hada ay socoto dhismaha dhuumihii lagu dhoofin lahaa gaaska oo isku xidhi doona ceelasha iyo dekada dalka Jabuuti.

(Sawirro),Kooxda kubadda cagta ee Comsed oo awood u sheegatay kooxda Telcom.
Baahin: Isniin, Sept 26, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Wasaarada waxbarashada ee Puntland oo iska fogaysay musuqmaasuq lagu eedeeyey habka loo qaybiyey deeqda waxbarasho ee Turkiga; Wasiir ku xigeenada haweenka & caafimaadka oo la isku bedalay; taliska ciidanka bilayska oo iyana is-badel lagu sameeyey; M/weyne Shariif oo bogaadiyey kaalinta ciidanka qalabka sida.
UGANDA:Shacabka Uganda oo Doorasho u Dareeraya Khamiista

Khamiis, September 10, 2015 (Daljir) — Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in shirkada Poly Technology ee dalka China ay sadax sano kadib ceelasha gobolka Ogaden ka soo saari doonto 182 bilyan oo litir oo gaas ah kaas oo loo dhoofin doono dalalka Yurub.Ethiopia waxay kaloo sheegtay in hada ay socoto dhismaha dhuumihii lagu dhoofin lahaa gaaska oo isku xidhi doona ceelasha iyo dekada dalka Jabuuti.

Ethiopia waxay sheegtay in lacag dhan 5 bilyan oo doolarka Mareykanka ah ay ku baxayso soo saarida gaaska dabiiciga ah ee gobolka Ogaden.

Shaqada shirkada Poly Technology ayaa siweyn looga dareemay deegaanada ku dhaw dhaw deegaanada ay ku yaalaan ceelashu.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: