Sheekh shariif oo maanta tagay Jowhar

Sheekh shariif oo maanta tagay Jowhar

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed, iyada oo siwyen loo soo dahweeyay.

Soo dhawyen, kaddib sheikh Shariif oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay muddo kadib in uu booqasho ku tago Magaalada Jowhar laguna soo dhaweeyo.

U jeedada safarka uu manta ku tegay magaalada Jowhar ayaa waxaa uu ku sheegay howl ay in muddo ah soo wadeen oo ku saabsan xalinta tabasho la xiriirta arrimaha doorashooyinka.

Diwaanka wararka
Wrabahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com