Sheekh Daahir Aw Cabdi oo ka hadlay dagaalka Soomaalida iyo Oromada ee Itoobiya (dhegayso)

Sheekh Daahir Aw Cabdi oo ka hadlay dagaalka Soomaalida iyo Oromada ee Itoobiya (dhegayso)

Sheekh Daahir Aw Cabdi oo ka mid ah culimaa’udiinka Puntland  ayaa shalay xili uu ka qayb galayay shirkii nabadaynta ee  ka furmay Qardho ayaa wuxuu Oromada dadka laynaysa ee Itoobiya uu ugu baqay in ay jojiyaan dilalka dadka Soomaalida ah  ay ku hayaan, waxaana dhowaan baraha bulshada lagu faafiyay nin Soomaali ah oo ay faas ku dilayaan qowmiyadda Oromada ee Itoobiya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0