Maydka kalluumaysato oo la helay iyo afar kalle oo baadi goob loogu jiro degmada Gumbax ee gobolka Bari (dhegayso)

HomeWararka

Maydka kalluumaysato oo la helay iyo afar kalle oo baadi goob loogu jiro degmada Gumbax ee gobolka Bari (dhegayso)

Ugu yaraan ilaa iyo 5 qof oo kamid aha kaluumaysatada Degmada Gumbax ayaa waxaa lagu la'yahay badda kadib markii ay shalay uj ilaabasho tageen marsada

MARTISOOR: Madaxweyne Gaas fkf Musharrax Gaas 2013 iyo Martisoor Daljir (dhegayso)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka DFS oo gaaray Purkina Faso
Is baarooyin yaalay Shabeelaha Dhexe oo lagu guulaystay in la qaaday

Ugu yaraan ilaa iyo 5 qof oo kamid aha kaluumaysatada Degmada Gumbax ayaa waxaa lagu la’yahay badda kadib markii ay shalay uj ilaabasho tageen marsada Bindha.

Mid kamid ah lixdii qof ayaa meedkiisa la helay waxaana ilaa iyo haatan baadi goob loogu jiraa helida Shantii qofood ee kale.
Hadaba Guure Cali Daad waa Gudoomiyaha Degmada Gumbax , Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: