Shaqo nooce ah ayuu qaban doona Bangiga Puntland ka hirgalisay Caluula (dhegayso)

HomeWararka

Shaqo nooce ah ayuu qaban doona Bangiga Puntland ka hirgalisay Caluula (dhegayso)

Maxamed Axmed Foog Xisaabiyaha wasaaradda maaliyadda Puntland ee gobolka gardafuu ayaa waxaa uu sheegay in markii ugu horraysay dawladda Puntland meel

Taliska Ciidanka AMISOM oo ku baaqay inay Midooban Madaxda Somaalida
Farriimaha La Isugu Diro Wararka oo Laga Joojiyey Soomaaliya
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Maxamed Axmed Foog Xisaabiyaha wasaaradda maaliyadda Puntland ee gobolka gardafuu ayaa waxaa uu sheegay in markii ugu horraysay dawladda Puntland meel ka baxsan laamiga ay ka hirgalisay bangi ku shaqaynaya qaabka casriga ah ee electroniga ah .

Bangigaan oo laga sammeeyay degmada caluula ee gobolka gardafuu ayaa waxaa ku baxay adduun dhan 130,000 $ Boqol iyo soddon kun oo doollar ,muddo saddex sanno ah oo uu dhismihiisu socday ,waana kii ugu horreyay ee tan iyo markii la’aas aasay Dawladda Puntland laga dhiso meel ka baxsan laamiga .

Wariye Axmed Sheekeeya ayaa arrintaasi ka warraystay Xisaabayaha gobolka garfaduu Maxamed Axmed Foog.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: