Taliska Ciidanka AMISOM  oo ku baaqay inay Midooban Madaxda Somaalida

HomeWararka

Taliska Ciidanka AMISOM oo ku baaqay inay Midooban Madaxda Somaalida

Iyado magaaladda Muqdisho uu kasocdo shirka Madaxda Maamul gobaleedyada iyo kuwa DFS ayaa waxaa jira hadalo loo jeedinayo Madaxda ugu saraysa Dalka iy

Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Gaas oo sheegay in la xoreynayo dhulka Somaliland ku soo duushay (dhegayso)

Iyado magaaladda Muqdisho uu kasocdo shirka Madaxda Maamul gobaleedyada iyo kuwa DFS ayaa waxaa jira hadalo loo jeedinayo Madaxda ugu saraysa Dalka iyo kuwa Maamuladda Dalka.

Taliyaha Guud ee Ciidanka AMISOM jen Cismaan Nuur Subagle ayaa ku taliyay in ay midoobaan Madaxda Soomaalida ee ay ka go’do talada dalka,waxaana uu ka digay khilaafka iyaga u dhaxeeya in uu saameyn ku yeelan karo amniga dalka.

Jen Subagle,ayaa sheegay in AMISOM ay gudaneyso waajibkeeda ah soo celinta iyo xasilinta Soomaaliya hayeeshee ay muhiimadda tahay midnimada hoggaanka ugu sarreeya dalka.

“Waxaan si dhab ah u gudaneynaa waajibkeenna ah xasilinta iyo xaqiijinta amniga Soomaaliya,waxaase muhiim ah midnimada hoggaanka Soomaalida”ayuu yiri Mr Subagle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: